1830 Views

Agaasime Koofi ”Waxan bilabeynaa wajigii 3aad ee dib u howlgalinta baraha xaduudaha Dalka”

Agaasime Koofi ”Waxan bilabeynaa wajigii 3aad ee dib u howlgalinta baraha xaduudaha Dalka”
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | June 21, 2018 – Agaasimaha guud ee HSJ G/Sare Maxamed Adan Koofi ayaa kormeer shaqo ku tagey magaalada Kismaayo ee magaala madaxda Jubbaland.

Agaasimaha oo safarkiisa uu ku wehlinayey madaxa howlaha ee HSJ ayaa la kulmey saraakiisha laanta HSJ u qaabilsan deegaanada Jubbaland, wuxuuna ka dhageystey warbixino la xariira shaqada

Agaasimaha ayaa habeenimadii xaley aqalka madaxtooyada  ku booqdey madaxweynaha Jubbaland, waxayna ka wada hadleen howlaha ballaaran ee HSJ ka heyso deegaanada Jubbaland.

Hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa ku guda jirta fulinta qorshaha wajiga 3aad ee dib u howlgelinta barahii socdaalka xuduudaha dhulka iyo ballaarinta xaruumaha adeegga baasaboorka iyo Kaarka aqoonsiga.

Z Z2

W/Q:-Bashiir Barre ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment