Wasiirka Difaaca XFS iyo mas’uuliyiin kale oo kormeerey Xerada Janaraal Dhaga-badan
Muqdsiho | QOL | July 10, 2018 –Xerada tabbabarada ciidanka xoogga dalka ee Janaral Dhaga-badan, ayay kormeer howleed maanta ku tageen wasiirka Gaashaandhigga, Taliyaha…