Shariif Xasan “AMISOM way ku fashilantay isku furida wadooyinka ay go’doomiyeen Shabaab”
Muqdsiho | QOL | July 10, 2018 –Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ka hadlayay amniga wadada xiriirisa Muqdisho iyo…