693 Views

Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi oo soo dhoweeyay soo jeedinta Dowlad Puntland ee ah in shirka lagu baaqay 15 February uu ka dhaco Muqdisho

Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi oo  soo dhoweeyay soo jeedinta Dowlad Puntland ee ah in shirka lagu baaqay 15 February uu ka dhaco Muqdisho
____________________________________________________________________________

Arbaco  10/2/2021

Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi ayaa soo dhoweeyay soo jeedinta Dowlad Goboleedka Puntland ee ah in shirka lagu baaqay 15 February uu ka dhaco Muqdisho, ayna ka soo qeyb galaan saamileyda siyaasadda iyo bulshada rayidka, goobjoogna ka noqdaan Beesha Caalamka.

Cabdi Xaashi aya sheegay inuu taageerayo go’aanka oo lagu badbaadinayo dalka iyo dadka Soomaaliyeed, sidoo kale in ka wada ilaaliyo nabadda iyo xasilloonida dalka lagana fogaado wax walba oo qalalaaso ku keeni kara nabadgelyada iyo xasiloonida dalka.

Qoraalka hoos ka aqriso

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post