570 Views

Japan oo ka fakareyso sidii ay ku yeelan laheyd Hubka Niyukliyeerka

Japan oo ka fakareyso sidii ay ku yeelan laheyd Hubka Niyukliyeerka
____________________________________________________________________________



Axad: March 27, 2022

Shinzo Abe,oo ahaa raysalwasaarihii ugu muddada dheeraa Japan dagaalkii labaad ee aduunka ka dib, ayaa bilaabay in meel fagaare ah ka sheego in Japan ay tahay, in ay si dhab ah oo degdeg ah uga fikirto hubka Nukliyeerka.

Arrintan ayaa kusoo adeysa iyadoo uu Ruushka Ku dhawaaqay in uu doola tus miltari kabilaabi doono Jasiirad ay Ruushka iyo Japan ku maransanyihiin.

Ruushka ayaa talaabadan u sababeeyaya cunaqabateyta uu Japan Ruushka ku soo rogay ka dib dulaankii uu Ruushka ku qaaday Ukraine.

Japan,oo ah dalka kaliya ee lagu weeraray hubka Nukliyeerka, gaar ahaan magaloyinka Hiroshima iyo Nagasaki, waa qayb ka mid ah dallada Nukliyeerka ee Maraykanka, laakiin waxay muddo toban sano ah u hoggaansanayd in aysan soo saari doonin ama haysan doonin hubka nukliyeerka ama aysan oggolaan doonin. dhulkeeda.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post