2325 Views

Madaxweyne Gaas oo ka hadlay dil loo geystay Suldaan Xasan Cali

Madaxweyne Gaas oo ka hadlay dil loo geystay Suldaan Xasan Cali
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | September 21, 2018 – Waxaa maanta degmada Badhan ee gobolka Sanaag ku geeriyooday Suldaan Xasan Cali Jibriil, kadib markii askar ka tirsan ciidamada gobolka ku sugan ay rasaas huwiyeen gaari uu watay Suldaanka xilli uu ku soo dhawaaday goob gaadiidka lagu baaro.

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku sugan Degmada Badhan maalintii Afaraad, ayaa waxa uu ka tacsiyeeyay geerida naxdinta leh ee ku timid marxuun Suldaan Xasan Cali Jibriil.

ooooo

 

W/Q:-Bashiir Barre ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

———————————————————————-

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment