432 Views

Shabaab oo xalay Weerar ku qaaday Laanta Towfiiq ee Degmada Yaaqshiid

Shabaab oo xalay Weerar ku qaaday Laanta Towfiiq ee Degmada Yaaqshiid
____________________________________________________________________________

Talaado: July 19, 2022

Koox ka mida Al shabab ayaa xalay weerartay laanta Towfiiq oo ka mida Dagmada Yaaqshid ee gobalka Banaadir.

Booliska ayaa wada iska caabin wali Waxaa socdo dagaal culus oo u dhaxeyo kooxdi weerarka soo qaaday iyo Boliska oo sugaayo gurmad culus in ay ka helaan ciidamada dowladda Somalia.

Alshabaab Maalmihii la Soo dhaafay way yareeyeen weerarada ay ku qaadayaan Goobaha ay dowladdu ka taliso, Balse Hadda waxaa Muuqata in weerarada ay xoojiyeen

Goobta la weeraray ayaa ku taala Degmada yaaqshiid gaar ahaan Agagaarka Suuqa Towfiiq

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post