Day: July 19, 2022
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin oo booqanaya dalka Iran, kulana kulamaya Erdogan
Talaado: July 19, 2022 Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa booqanaya maanta dalka Iran, waana booqashadii labaad ee uu ku tegay dibadda tan iyo markiii…
Ukrain: Ruushka oo duqeeyay Donbas iyo Midowga Yurub oo ka hadlay sii adkeynta Cunaqabateynta Moskow
Talaado: July 19, 2022 Dowladda Ukraine ayaa ku dhawaaqday in duqeymaha Ruushku uu ka geystay bariga Donbass ay dad badan oo rayid ah ku…
Wasiirka Arrimaha Gudaha Galmudug Oo Lagu Soo Dhaweeyay Galinsoor
Talaado: July 19, 2022 Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dib-U-Heshiisiinta Galmudug mudane Cabdi Maxamed Jaamac (Cabdi Waayeel) ayaa siwayn loogu soo dhaweeyay magaalada…
Guddoomiyaha Cusub Ee Degmada Matabaan Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Xarunta Degmada
Talaado: July 19, 2022 Gudoomiyaha Cusub ee Dagmada Matabaan ee Waqooyiga Gobolka Hiiraan ayaa maanta gaaray Degmada kadib safar dhulka ah oo uu kaga…
Wada-hadaladdii Xukuumadda Somaliland & Xisbiyada Mucaaradka ee doorashada oo fashilmay
Talaado: July 19, 2022 Guddoomiyeyaasha Xisbiyada mucaaradka Somaliland ayaa ku dhawaaqay Maanta inay bur bureen wada-hadalladii u dhaxeeyay Xukuumadda Somaliland ee uu hogaaminayo Madaxweyne…
Wasiir Xasan Shire “Ma jirto wax lacag oo ka baxday qasnada dowlada oo loo adeegsaday doorashadii Soomaaliya
Talaado: July 19, 2022 Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawlad Goboleedka Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, ayaa Shir-Guddoomiyey fadhiga 24-aad, Kalfadhiga 50-aad ee Golaha Wakiillada PL. Fadhiga…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda Ingriiska u qaabilsan Soomaaliya
Talaado: July 19, 2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madobe ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda Ingriiska u…
Madaxweynaha Shiinaha oo sheegay in diinta Islaamka la waafajiyo xagga jiheynta iyo diimaha dalkaas
Talaado: July 19, 2022 Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa ka codsaday saraakiisha inay sare u qaadaan dadaallada ku saabsan mabda’a ah in diinta Islaamka…
Kuleylka daran iyo dabka saameeyay qeybo kamid ah Yurub
Talaado: July 19, 2022 Waddamada ku yaalla galbeedka Yurub ayaa la sheegayaa maanta oo Talaada ah iney wajahayaan kuleyl daran, iyada oo kuleylka uu…