2109 Views

Madaxweyne Farmaajo Oo Farriin U Diray Shacabka Magalada Marka

Madaxweyne Farmaajo Oo Farriin U Diray Shacabka Magalada Marka
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | October 14, 2018 —Madaxweyne Farmaajo ayaa Maanta gaaray magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose si uu kulamo gaar gaar ah ula yeesho qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool magalaadaas.

Madaxweynaha oo weli  ku sugan magaalada Marka ayaa meel fagaare ah kula hadlay dadweynaha ku nool magaaladaasi, isaga oo ku boorriyay in ay si dhaw ula shaqeeyaan ciidanka si Gobolka Shabeellaha Hoose iyo guud ahaan dalka looga saaro Al Shabaab.

Hoos ka Daawo Sawirrada Booqashada Madaxweynaha ee Marka.

q1 q2 q3 q5

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment