1923 Views

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka qey galay Munaasabad tababar loogu soo xirayey Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka qey galay Munaasabad tababar loogu soo xirayey Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka
____________________________________________________________________________
Muqdisho | QOL | August 7, 2018 – Gudoomiyaha Golaha Shacabka soomaaliya Ayaa maanta Magaalada Muqdisho Kaga qeyb galay munaasabad Ay Ku qalin jabinayeen Cutubyo Ka Tirsan Ciidamadda Xoogga Dalka Soomaaliyeed Oo Isugu Jiray Leyli sargaal iyo Leyli Saraakiil Xiggeen, kuwaasi Oo Isugu Jiray Kuwa Cirka, Dhulka, Iyo Badda .
Ciidamaddan Maanta Tababarka Loo soo Xiray Waxaa Ay muddo 12 bilood ah Tababar Ku qaadanayeen Dugisga tababarka ee Tuksom Ee Ku yaalla Jaziira.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS  Ayaa Bogaadiyay Sidda Wanaagsan ee Ay Dawladda Turkigu Ugarab Istaagantahay Ciidamadda Soomaaliyeed Iyo Guud ahaan dawladda Soomaaliyeed, isaga Oo dhanka kalena Umahad Celiyay Dhamaan Dadkii Ka shaqeeyay In Dhalinyaradda Maanta Qalin Jabisay Xeradan Ciidanka Ee Turksom,
Ugu dambeyn Gudoomiyaha Golaha Shacabka Amb Maxamed Mursal Ayaa Kula Dardaarmay Saraakiishii Iyo Saraakiil Xigeenadda Dhameystay Tababarka in ay u istaagaan Difaaca iyo Ilaalinta Garab istaagga Qaranimadda Soomaaliyeed.
DSCN7885DSCN7863 DSCN7745 DSCN7709
.
.
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
_______________________________________________
_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment