363 Views

Yurub oo ka cabsanaysa in gaaska Ruushku uu ka goosto

Yurub oo ka cabsanaysa in gaaska Ruushku uu ka goosto
____________________________________________________________________________

Arbaco: June 22, 2022

 Hay’adda Tamarta Caalamiga ah ayaa ka digtay in Yurub ay u baahan tahay inay u diyaargarowdo suurtagalnimada ah in Ruushku uu gabi ahaanba gooyo gaaska dhammaadka sannadkan, oo xilligaas qabaw ay u tahay Yurub.

Madaxa hay’adda, Dr Fatih Birol, ayaa sheegay in uu rumaysan yahay in Ruushku uu si istiraatijiyad ah u dhimayo saadka hadda si looga hortago in waddamada Yurub ay kaydiyaan gaaska.

Tani waxay siin doontaa Moscow awood weyn sanadka dambe.

Wadamada Yurub waxay ballan qaadeen inay yareeyaan ku tiirsanaanta gaaska Ruushka, laakiin geeddi-socodku wuxuu qaadan doonaa waqti dheer.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post