1449 Views

Dhagayso:-Musharx Farkeeti Iyo Masuuliyiin Kale Oo Falanqay Dheer Kabixiyey Doorashada Koonfur Galbeed

Dhagayso:-Musharx Farkeeti Iyo Masuuliyiin Kale Oo Falanqay Dheer Kabixiyey Doorashada Koonfur Galbeed
____________________________________________________________________________

Muqdisho, Nofeembar 09, 2018 —Iyadoo Isbadal Siyaasadeed Uu Ka Dhacay Magalada Baydhabo Laguwadan In 17-Bishan Ay Ka Dhacdo Doorasho  Ayaa Waxaa Soobaxay Warar Sheegaya In  Dawlada Soomaalia Ay wadato  Musharx Kaasi Oo Lasheegayo In Ay Maalgilintii Ugu Badneed Ku Bixinayso

Idaacada VOA  Ayaa Qabatay Barnaamij Gaar ah Oo Ay Kaga Hadalyso Doorashada Koonfur Galbeed Soomaalia Ayaa Waxaa Qayb Ka Ahaa Barnaamijkaa

Musharx Maxamed Aden Ibraahim (FARKEETI )                                                                                            –Wasiirka Warfaafinta KGS Ugaas Xasan Cabdi                                                                                             – -Pof.Maxmed Cali (Kalaay)

Halkan Ka Dhayso Dooda 

 

 

W/Q:-Bashiir Barre Ali 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment