1641 Views

Sawiro:-Wasiirka Maaliya Oo Kulan Xasaasi ah Laqaatay Gudoomiyaha Aqalka Sarre

Sawiro:-Wasiirka Maaliya Oo Kulan Xasaasi ah Laqaatay Gudoomiyaha Aqalka Sarre
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL |  Nofeembar 17, 2018 –Kulanaka Dhaxamaray Wasiirka Wasarada Maaliya Xukuumada Fadaraalka Soomaalia Iyo Gudoomiyaha Golaha Aqalka Sarre Ee Dalka ayaa ahaa Mid ay Kaga arinsanayeen Dar-dar galinta Hawlaha Dawlada

Iyada Uu Sheegay Wasiirka Maaliya Soomaaliya Mudane Cabdiraxamaan Ducaale Bayle In Gudoonka ay kala hadaleen sidii ay umeel marin lahaayeen golaha aqalaka sarre Mizaaniyada Dawlada Ee 2019 Oo ay dhawaan soomeel mariyeen Golaha Shacabka Soomaalia

Sikastaba Ha’ahaatee Wasarada Maalia Somalia ayaa Dhawanaha Wax ay dar-dargalin xoogan Ku haysay Hawalaha Wasaradaasi  Iyadoona La’ogsoonyahay In Wasarada Maaliya Soomaaliya Ay Waxbadan Uqabsoomeen Tan Iyo Intii Loomagacabay Xilkaasi Wasiir Cabdiraxmaan Ducaale Bayle

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment