1812 Views

AQRISO: Wasaarada amniga Somaliya oo shaqo joojin ku sameysay Shirkada Sahan Research.

AQRISO: Wasaarada amniga Somaliya oo shaqo joojin ku sameysay Shirkada Sahan Research.
____________________________________________________________________________

Mogadishu | QOL | December 18, 2018 –Wasaarada amniga Somaliya, ayaa goordhow soo saartay Warqad ay ku sheegeyso iney ku joojisay shaqadii dalkan ay ka heysay Hay’ada Sahan research.

Sababta, waxey ku sheegtay arrimo la xirira amniga dalka, iyadoo qoraalka shaqo joojinta loo diray Deeq bixiyayaasha Calamka, Hay’adaha Qaramada Midoobe hoostaga iyo Hay’adaha smaafalka.

Sababaha loo cuskaday shaqo ka joojinta, ayaa sidoo kale lagu sheegay iney ku saabsantahay; Amniga Qaranka, Xasiloonida iyo midnimadda dalka.

Wasaarada amniga gudaha ee dalka, ayaa sidoo kale sheegtay iney baaritaano ku socdaan hay’adan, wixii ka soo abxana dib laga soo saari doono.

Halkan Ka Aqriso Qoraalka Wasaarada amniga Somaliya:

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment