1584 Views

Diyaarado caalamiya oo kusoo badanaya Garoonka Adan Cadde ee Muqdisho

Diyaarado caalamiya oo kusoo badanaya Garoonka Adan Cadde ee Muqdisho
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | December 29, 2018 – Wasiirka Gaadiidka iyo Duuista Hawada Mudane Maxamed Cabdulllaahi Salaad Omaar ayaa sheegay in Garaanka weyn ee Adan Cadde Airport uu noqon doono mid ay soo caga dhigtaan diyaarado badan oo caalami ah.

Sida ka muuqato dhismaha garoonka Adan Cadde Airport ayaa u eg in ay soo wajihi karto arimo badan oo la xiriiro qaab dhismeedka halka ay soo caga dhigtaan diyaaradaha maadaama ay tahay markii ugu horeysay ee la tijaabiyo in garoonka Adan Cadde ee Muqdisho ay ka soo degaan diyaarado badan oo caalami ah 30 kii sano ee ugu danbeysay.

SIda uu sheegay wasiir Omaar oo lahadlayay warbaahinta ayaa sheegay in ay muhiim tahay in laga sii baaraan dego sidii loo casriyeyn lahaa halka ay soo caga dhigtaan dhiyaaradaha iyo xiliyada ay soo degtaan oo la koontroolo.

Waxaa muhiin ah sidii loo marti gelin lahaa diyaaradaha caalamiga ah ee ku soo badanaya dalka taas oo faa’iido weyn u leh Dowlada, Shacabka iyo Ganacsatada Soomaaliyeed.

 

.

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment