1599 Views

Sawirro:-Jubbaland Oo Soo Bandhigtay Waxyaabaha Maanka Dooriya Iyo Dadkii Ka Ganacsanayay

Sawirro:-Jubbaland Oo Soo Bandhigtay Waxyaabaha Maanka Dooriya Iyo Dadkii Ka Ganacsanayay
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | January 20, 2019 –Ciidamada Ammaanka dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa howlgal xalay ay ka sameeyeen Xaafadaha Magaalada Ksimaayo ayaa waxa ay ku soo qabteen Waxyaabaha maanka dooriya iyo ragii ka ganacsanayay.

Jubbaland ayaa sheegtay in la isku dayay waxyaabaha maanka dooriya in si dhuumaaleysi ah lagu soo galiyo Magaalada Kismaayo,hayeeshee Ciidamada ay ka hortageen.

Ciidamada Ammaanka dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa howlgal xalay ay ka sameeyeen Xaafadaha Magaalada Ksimaayo ayaa waxa ay ku soo qabteen Waxyaabaha maanka dooriya iyo ragii ka ganacsanayay.

Jubbaland ayaa sheegtay in la isku dayay waxyaabaha maanka dooriya in si dhuumaaleysi ah lagu soo galiyo Magaalada Kismaayo,hayeeshee Ciidamada ay ka hortageen.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment