957 Views

Dacwad laga gudbiyey Golaha Guurtida Soomaaliland

____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | December  04- 2019–Siyaasiyiinta ku bahoobay Madasha Wadatashiga Somaliland ayaa waxaa ay Dacwad ka dhan ah Golaha Guurtida Soomaaliland u Gudbiyeen Maxkamadda Sare Ee Somaliland.

Qoraal dacwad ah oo ay soo saareen Siyaasiyiinta ku bahoobay Madasha Wadatashiga Somaliland ayaa waxaa uu ku saabsan yahay inay kasoo horjeedaan Go’aanka Golaha Guurtida ay muddo kordhinta dhawaan ugu sameeyeen Golaha Wakiilada Soomaaliland.

Waxaa ay sheegeen in go’aanka golaha Guurtida uu yahay mid ka hor imaanayo Dastuurka Soomaaliland,isla markaana ay rajeynayaan in Maxkamadda ay Go’aan ka gaari doonto dacwadooda.

 

Hoos Ka Akhriso Qoraalka Dacwadda ah oo ay Maxkamadda Sare u gudbiyeen Siyaasiyiinta ku bahoobay Madasha Wadatashiga Somaliland.

 

Xafiiska WArarka Qaranimo Online | Muqdisho
____________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment