1770 Views

Dhageyso:-Xasan Sheekh “Dalkaan Uma Baahna Shaqsiyaad Gacanta Ku Qabta Iyo Caburin”

Dhageyso:-Xasan Sheekh “Dalkaan Uma Baahna Shaqsiyaad Gacanta Ku Qabta Iyo Caburin”
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | Janaayo 23, 2019 –Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in mar wlaba la maqlo in loo bahaan yahay dowlad awood leh oo dadka gacan adag ku qabato laga dhaxlay Siyaasad aan wanagsan.

Waxa uu sheegay in aan la baahneyn Shaqsiyaad dalkaan xooga iyo awood ku qabsada,hayeeshee loo baahan yahay Sharci adag.

“Runtii waan ognahay inaan maqalno waxaa loo baahan yahay dowlad adag,halka aan maanta joogno ayaa ka dhalatay,dowlad Shaqsiyaad ay gacanat ku hayaan iyo in Beelo ama Shacab la dhibaateeyo awoodna la adeegsado dowlad laguma noqdo ayuu yiri Xasan Sheekh Maxamuud.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ahna Guddoomiyaha Xisbiga UPD ayaa bilihii la soo dhaafay waxa uu aad u dhaliilayay Siyaasada Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment