696 Views

Musharraxi mucaaradka ee u tartamay jagada Madaxweynaha Uganda Bobi Wines oo gaaray magaalada Hargeisa.

Musharraxi mucaaradka ee u tartamay jagada Madaxweynaha Uganda Bobi Wines oo  gaaray magaalada Hargeisa.
____________________________________________________________________________


Sabti: June 4, 2022

Musharraxi mucaaradka ee u tartamay jagada Madaxweynaha Uganda oo tartanka adag la galay madaxweyne Yuweri Musevini, Bobi Wines ayaa gaaray magaalada Hargeisa.

Bobi ayaa magaalada Hargeisa uga qayb galaya shir caalami ah oo ay marti gelisay Somaliland.

Shirkaasi oo ka qayb galeen ergo ka kala socotay 14 dal ayaa looga arrinasanayaa arrimo ay ka mid yihiin amniga iyo dhismaha dawladnimada.

Bobi Wine, oo ay da’diisu tahay 36 jir magaciisu saxdana uu yahay Robert Kyagulanyi, oo ku soo caan baxay heesaha Pop-ka ayaa sanadihi u dambeeyey u diga rogtay siyaasadda isaga oo laf dhuungashay ku noqday Madaxweynaha Uganada Yuweri Musevini.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post