873 Views

Saameynta ka dhalatay abaaraha ka taagan Soomaaliya

Saameynta ka dhalatay abaaraha ka taagan Soomaaliya
____________________________________________________________________________

Sabti: May 28, 2022

Abaar ba’an ayaa laga soo sheegayaa deegaannada Koonfurta Soomaaliya, gaar ahaan gobollada Gedo, Baay iyo Bakool.

Boqolaal qof oo ku xoolo beelay abaarta ayaa maalmihii la soo dhaafay gaaray degmada Doolow ee gobolka Gedo, halkaa oo ay ka dhisteen xeryo kumeelgaar ah.

Doolow ayaa waxa ay xarun u tahay hay’ado samafal oo ka dayriyay xaaladda dadkaas. Roobkii deyrta ee la filayay inuu ka da’o deegaannadaas ayaa baaqday, waxaana taas ay uga sii dartay abaarta jirtay.

Aadan Barre Cali waa guddoomiye kuxigeenka degmada Doolow, waxa uu BBC-da uga warramay xaaladda dadkaas soo barakacay.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post