1392 Views

Sawiro:-Munasabad Lagu Daah Furayo Dhismaha Golaha Deeganka Warsheeq Iminka Socoto

Sawiro:-Munasabad Lagu Daah Furayo Dhismaha Golaha Deeganka Warsheeq Iminka Socoto
____________________________________________________________________________

Warsheeq | QOL | February 16, 2019 Munaasabadan Oo ahayd mid siheersara Loosoo agaasimay ayaa waxaa soo agaasintay wasarada arimahagudaha iyo dawladaha hoose ee maamul gobaleedka hirshabeele Ujeedada Munasabadan ayaa ah mid lagu daah furayey Dhismaha Golaha deegaanka degmada warsheeq Ee G/Sh/Dhexe waxaa ka qayb galaya masuuliyiin katirsan dawlada dhexe iyo tan maamul gobaleedkaasi

Munasabadan oo iminka sitoos ah kaga socota xarunta dagamada warsheeq ee gobalka shabelada dhexe ayaa ah mid saldhig unoqondoonta dhismaha goladeegaan oo ay yeelato dagamada warsheeq ee gobalka sh/dhexe

Sikastab ahaatee Golaha deegaanka ayaa looga baahanyahay in ay yeeshaan dhamaan dagamooyinka maamul gobaleedayada dagamada warsheeq ee gobalka shabellada dhexe ayaa nasiib u yeelatay in ay noqoto dagamdii ugu horaysay ee katirsan maamulka hirshabelle oo yeelata gola deegaan.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online |Warsheeq

______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment