1404 Views

Sawirro:-Booliska Jubbaland Oo Lagu Wareejiyay Qalab Ciidan

Sawirro:-Booliska Jubbaland Oo Lagu Wareejiyay Qalab Ciidan
____________________________________________________________________________

Mogadishu | QOL | February 19, 2019–Ciidamada Booliska AMISOM ayaa Maanta qalab Ciidan waxa ay ku wareejiyeen Ciidamada Biooliska dowlad Goboleedka Jubbaland ee Magaalada Kismaayo.

Qalabkaan lagu wareejiyay Booliska Jubbaland ayaa waxaa kamid ah Qalabka miino barista, qalabka isgaarsiinta, Computaro iyo agabyo kale oo muhiim u ah Ciidamada maamulka Jubbaland

Goobta ay ka dhaceysay Qalab wareejinta ayaa waxaa ku sugnaa Saraakiil ka tirsan AMISOM,Saraakiisha Ciidamada Booliska Jubbaland iyo xubno kale oo ka socday Wasaaradda amniga maamulkaasi.

Jubbaland ayaa AMISOM uga mahadcelisay Qalabkaan ee Maanta ku wareejiyeen Ciidamada Booliska Magaalada Kismaayo.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment