1347 Views

Sawiro:-Ciidamada Xoogga Dalka Oo Al-Shabaab Kala Wareegay Deegaano Hor Leh

Sawiro:-Ciidamada Xoogga Dalka Oo Al-Shabaab Kala Wareegay Deegaano Hor Leh
____________________________________________________________________________

Mogadishu | QOL | February 23, 2019–Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa Al-Shabaab kala wareegay deegaano hoos yimaada Gobolka Shabeellaha Hoose.

Deegaanada Al-Shabaab lagala wareegay ayaa kala ah Kaxarlow, Cali dheere, Xaawo Adduunyo, God doofaar iyo degaanno kale oo hoostaga Degmooyinka Wanla weyn iyo Afgooye.

Howlgalka lagu xoreeyay degaanadaani ayaa waxaa hogaaminayay Taliyaha ururka 35-aad guutada 7-aad ee qeybta 60-aad Gaashaanle Maxamed Cabdullahi Caraaye.

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa Al-Shabaab kala wareegay deegaano hoos yimaada Gobolka Shabeellaha Hoose.

Deegaanada Al-Shabaab lagala wareegay ayaa kala ah Kaxarlow, Cali dheere, Xaawo Adduunyo, God doofaar iyo degaanno kale oo hoostaga Degmooyinka Wanla weyn iyo Afgooye.

Howlgalka lagu xoreeyay degaanadaani ayaa waxaa hogaaminayay Taliyaha ururka 35-aad guutada 7-aad ee qeybta 60-aad Gaashaanle Maxamed Cabdullahi Caraaye.

Taliyaha ururka 35-aad guutada 7-aad ee qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Kornel Maxamed Cabadullahi Caraaye oo Warbaahinta kula hadlay gudaha degaanka Kaxarlow ayaa sheegay in Al-Shabaab laga xoreeyay degaannada kala ah Kaxarlow cali dheere, Xaawo Adduunyo iyo deegaano badan hoostaga Gobolka Shabeellada Hoose.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment