1398 Views

(Warbixin):-Somalia Oo Kaalinta 112-Aad Ka Gashay Dadka Ugu Farxadda Badan Caalamka

(Warbixin):-Somalia Oo Kaalinta 112-Aad Ka Gashay Dadka Ugu Farxadda Badan Caalamka
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | Maarso 21, 2019 –QM waxay soo saartay Liiska dadyowga ugu farxadda badan iyo kuwa aan farxsanayn ee 156 Waddan.

Warbixinta waxaa lagu sheegay in dadka u dhashay dalka Finland ay sannadkii labaad kaalinta 1-aad ka noqdeen dalalka ugu farxadda badan Caalamka.

Dalka Finland oo ay ku nool yihiin 5.5 million oo qof, waxay caan ku yihiin jacaylkooda Kaymaha, Harrooyinka iyo dhismayaasha la isku qalajiyo, khibradda nolosha, Dakhliga soo gala iyo Taageeradda Bulshadda.

Warbixinta QM waxaa kalo olagu xusay in Dalalka kale ee Kaalimaha 10-ka ugu horreeyey ka galay Qiimeyntaasi ay kala yihiin: Denmark, Norway, Iceland, Netherlands ama Holland, Switzerland, Sweden, New Zealand, Canada iyo Austria.

Warbixinta QM waxaa kaloo lagu sheegay inay Somalia kaalinta 112-aad kaga jirto Qiimeynta Dadyowga ugu farxadda badan dalalka Caalamka, halka dalka aan faraxsanayn lagu sheegay dalka Koonfurta Suudaan, halkaasi oo ay QM dhawaan sheegtay in dadka ku nool dalkaasi ay 60% soo wajahday ammaan-xumida cuntada, kadib, dagaallo sokeeye oo ay ku naf waayeen dad lagu qiyaasay 400,000 oo qof.

Dalalka kale ee Kaalimaha hoose ka galay Qiimeyntan waxa ka mid ah Yemen, Afganistan iyo Afrikada Dhexe.

Qiimaynta Farxadda ee Caalamka waxaa la daabacay shalay oo ay taariikhdu ku beegnayd 20-kii bishii March, taasi oo loo aqoonsaday Maalinta Caalamiga ee Farxadda (The International Day of Happiness).

Haddaba, haddaynu eegno Liiska Qiimeynta Farxadeed ee dadyowga caalamka waxay u kala galeen sidatan:

  1. Finland
  2. Denmark
  3. Norway
  4. Iceland
  5. Netherlands
  6. Switzerland
  7. Sweden
  8. New Zealand
  9. Canada
  10. Austria
  11. Australia
  12. Costa Rica
  13. Israel
  14. Luxembourg
  15. United Kingdom
  16. Ireland
  17. Germany
  18. Belgium
  19. United States
  20. Czech Republic
  21. United Arab Emirates
  22. Malta
  23. Mexico
  24. France
  25. Taiwan oo ka tirsan dal-weynaha Shiinaha
  26. Chile
  27. Guatemala
  28. Saudi Arabia
  29. Qatar
  30. Spain
  31. Panama
  32. Brazil
  33. Uruguay
  34. Singapore
  35. El Salvador
  36. Italy
  37. Bahrain
  38. Slovakia
  39. Trinidad and Tobago
  40. Poland
  41. Uzbekistan
  42. Lithuania
  43. Colombia
  44. Slovenia
  45. Nicaragua
  46. Kosovo
  47. Argentina
  48. Romania
  49. Cyprus
  50. Ecuador
  51. Kuwait
  52. Thailand
  53. Latvia
  54. South Korea
  55. Estonia
  56. Jamaica
  57. Mauritius
  58. Japan
  59. Honduras
  60. Kazakhstan
  61. Bolivia
  62. Hungary
  63. Paraguay
  64. North Cyprus
  65. Peru
  66. Portugal
  67. Pakistan
  68. Russia
  69. Philippines
  70. Serbia
  71. Moldova
  72. Libya
  73. Montenegro
  74. Tajikistan
  75. Croatia
  76. Hong Kong oo ka tirsan dal-weynaha Shiinaha
  77. Dominican Republic (5.425)
  78. Bosnia and Herzegovina (5.386)
  79. Turkey
  80. Malaysia
  81. Belarus
  82. Greece
  83. Mongolia
  84. Macedonia
  85. Nigeria
  86. Kyrgyzstan
  87. Turkmenistan
  88. Algeria

89.

  1. Azerbaijan
  2. Lebanon
  3. Indonesia
  4. China
  5. Vietnam
  6. Bhutan
  7. Cameroon
  8. Bulgaria
  9. Ghana
  10. Ivory Coast
  11. Nepal
  12. Jordan
  13. Benin
  14. Congo Brazzaville
  15. Gabon
  16. Laos
  17. South Africa
  18. Albania
  19. Venezuela
  20. Cambodia
  21. Palestinian
  22. Senegal
  23. Somalia
  24. Namibia
  25. Niger
  26. Burkina Faso
  27. Armenia
  28. Iran
  29. Gini
  30. Georgia
  31. Gambia
  32. Kenya
  33. Mauritania
  34. Mozambique
  35. Tunisia
  36. Bangladesh
  37. Iraq
  38. Democratic Republic  of Congo (DRC)
  39. Mali
  40. Sierra Leone
  41. Sri Lanka
  42. Myanmar
  43. Chad
  44. Ukraine
  45. Ethiopia
  46. Swaziland
  47. Uganda
  48. Egypt
  49. Zambia
  50. Togo
  51. India
  52. Liberia
  53. Comoros
  54. Madagascar
  55. Lesotho
  56. Burundi
  57. Zimbabwe
  58. Haiti
  59. Botswana
  60. Syria
  61. Malawi
  62. Yemen
  63. Rwanda
  64. Tanzania
  65. Afghanistan
  66. Central African Republic
  67. South Sudan

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment