1338 Views

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Baaq U Diray Xildhibaanada,Kadib Kulankii Baaqday Maanta

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Baaq U Diray Xildhibaanada,Kadib Kulankii Baaqday Maanta
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | Maarso  30, 2019 –MGuddoonka Golaha Shacabka BJFS ayaa Xildhibaanada ugu baaqay inay ilaaliyaan waqtiga kulamada Golaha Shacabka, kadib markii maanta uu u baaqday Kooram la’aan kulankii Golaha.

Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta la filayey in kulankooda ugu horeeya ee Kalfadhiga 5-aad ay ku yeeshaan magaalada Muqdisho hase ahaatee waxaa uu u baaqday Kooram la’aan.

Guddoonka Golaha ayaa tilmaamay in muhiim ay tahay in xubnaha Golaha ay masuuliyad gaar ah iska saaraan ilaalinta waqtiga si looga howlgalo shaqooyin badan oo xiligan golaha Horyaala.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment