960 Views

Zinedine Zidane oo diiday in uu noqdo tababaraka Kooxda Newcastle United

Zinedine Zidane oo diiday in uu noqdo tababaraka Kooxda Newcastle United
____________________________________________________________________________

Muqdisho|| QOL| October 17 2021=Zinedine Zidane ayaa iska diiday inuu noqdo tababaraha xiga ee kooxda Newcastle United, sida ay qortay Mirror.

Sababta fudud ee ka dambaysa ayaa ah in laacibkii hore ee Real Madrid uu rajaynayo inuu beddelo Didier Deschamps oo ah Tababaraha xulka qaranka Faransiiska.

Qaar kamid ah taageerayaasha Zinedine Zidane ayaa soo dhaweeyay tallaabadaas halka taageerayaasha Kooxda Newcastle ay aad u cambaareeysay.


Xafiiska Wararka|Qaranimo Onlin| Muqdisho

____________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post