1179 Views

SAWIRO:-Mas’uuliyiin kormeeray Goobaha Imtixaanka

SAWIRO:-Mas’uuliyiin kormeeray Goobaha Imtixaanka
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | May 27, 2019–Mas’uuliyiin uu horkacayo Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi goodax Barre ayaa Maanta waxaa ay kormeer ku tageen Xarumaha qaar ee uu ka socdo Imtixaanka Shahaadiga ee dugsiyada sare eek u yaalla Magalada Muqdisho.

Wasiirka oo ay wehlinayaan taliyeyaal Ciidan ayaa waxaa ay indha-indheyn ku tageen Xarumaha uu ka socdo Imtixaanka,waxaana uu Ardayda kula dardaaarmay inay adkeystaan Maalmaha yar ee uu u socdo Imtixaanka.

Dhamaan Xarumihii ay tageen wasiirka Waxbarashada iyo Xubnaha la socday ayaa waxaa ka socda Imtixaanka Shahaadiga Dugsiyada Sare oo sanadkaan ay ka qeyb galayaan sida la sheegay inka badan 31 Kun oo arday.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment