1071 Views

Sawirro:-Maxdaxweyne Xaaf Oo Dhuusamareeb Kula Kulmay Wafdi Ka Socda QM

Sawirro:-Maxdaxweyne Xaaf Oo Dhuusamareeb Kula Kulmay Wafdi Ka Socda QM
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | June 11,, 2019  –Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa kulan  la yeeshay wafdi ka tiran Qaramada Midoobay oo isugu jira madax iyo farsamo-yaqaano oo maanta gaaray Magalaada Dhuusamareeb ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug.

Socdaakooda ayaa la xiriiay sahaminta ah goobta loo diyaarinayo iney dagaan hay’adaha Qaramada Midoobay oo dhawaan si rasmi uga howlgalin doona deegaanada maamulka Galmudug.

Ugu dambeyntii kulanka uu la qaatay Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf wafdigii ka socday Qaramada Midoobay ee Maanta tegay Magalaada Dhuusamareeb ayaa waxaa uu kusoo dhammaaday si nabad ah,waxaana halkaasi ka soo ambabaxay Wafdigii ka socday QM.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment