1158 Views

SAWIRO:-Madaxweynaha jubbaland oo guddoomiyey kulan looga hadlayay amniga

SAWIRO:-Madaxweynaha jubbaland oo guddoomiyey kulan looga hadlayay amniga
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL July 07, 2019 —Magalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose waxaa Maanta ka qabsoomay kulan looga hadlayay dhinaca Amniga maadaama dhawaan doorasho ay ka dhaceyso Magalada Kismaayo.

 

Kulanka ayaa waxaa shir guddoomiyay Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) waxaana diirada lagu saaray sidii dhamaan Hay”adaha Amnigu iskaga kaashan lahayeen sugida nabadgalyada.

 

Madaxweynaah jubbaland ayaa madaxda iyo saraakiiska kulanka ka qeyb gashay waxaa uu ku booriyay in la wada dardar geliyo sugida Amniga deegaanada kala duwan ee Jubbaland.

 

Sigaar ah Xarumaha ay ka dhaceyso doorashada Dowlad goboleedka jubbaland la filayo inay dhacdo Bisha agoosto ee soo socota sanadkan 2019.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment