1089 Views

SAWIRO: Shirka Amniga Jubbaland Oo Maanta Qabsomay

SAWIRO: Shirka Amniga Jubbaland Oo Maanta Qabsomay
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL July 20, 2019 —Wasiirka Amniga Jubbaland Cabdirashiid Xassan Cabdinuur ayaa shir guddoominayay kulan ay iskugu yimaadeen laamaha Amiga kaas oo looga hadlaayey dardar-gelinta iyo xaqiijinta nabadgelyada Jubbaland.

 

Kulanka waxaa ka soo qayb galay Wasiirka Arrimaha gudaha Jubbaland Gen. Maxamed Warsame Darwiish, Wasiir ku-xigeenka iyo Afhayeenka wasaaradda Amniga Jubbaland, Taliska ciidanka Jubbaland sida Daraawiishta, Booliska iyo Nabad-sugidda Jubbaland iyo Lataliyeyaasha Madaxweynaha ee dhanka amniga.

 

Kulanka ayaa la isku raacay in lasii xoojiyo Ammaanka Magaalada Kismaayo oo ay ka dhaceyso doorashadda maamulka Jubbaland.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment