1473 Views

Sawiro:-Misharax Mizan Mugween Kuleh Siyaasada Galmudug Iyo Tan Dowlada Dhexe Oo Maanta Munasabad U Qabatay Tageerayaashiisa

Sawiro:-Misharax Mizan Mugween Kuleh Siyaasada Galmudug Iyo Tan Dowlada Dhexe Oo Maanta Munasabad U Qabatay Tageerayaashiisa
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | September 12 2019 —Magalada Muqdisho waxaa haatan ka socota Munaasabadda ku dhawaaqista Musharaxa Madaxweynaha dowlad-goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor-Qoor ),taas oo ay ka qeyb-galayaan mas’uuliyiin kala duwan.

 

Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor-Qoor ) oo ah Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Howlaha Guud ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa munaasada ku dhawaaqista Musharaxnimadiisa waxaa ka qeyb-galaya Mas’uuliyin ka tirsan Dowladda,Xildhibaano, Wasiiro,Siyaasiyiin,Waxgarad iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

 

 

Mas’uuliyin kala duwan ayaa khudbado ka jeediyay munaasabadda, iyaga oo musharax Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor-Qoor ) ku sheegay in uu yahay Siyaasi u qalma xilka Madaxweynaha Galmudug,iyaga oo ku tilmaamay mid wax u qaban kara Bulshada Reer Galmudug.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment