954 Views

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Dalka oo Afar qodob ka sheegay Shirka Madasha Iskaashiga

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Dalka oo Afar qodob ka sheegay Shirka Madasha Iskaashiga
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | October 1, -2019 —Ra’iisul Wasaare kuxigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar oo Maanta sirasmi ah u furay shirka Madasha Iskaashiga Soomaaliya ayaa soo bandhiga 4 qqodob oo uu sheegay inay waxka qabatay Xukuumadda uu ka tirsan yahay ee uu hoggaamiyo Xasan Cali Kheyre.

Mahdi Guuleed waxaa uu sheegay in dowladda Federaalka ay wax ka qabatay Arrimo ay kamid yihiin, Amniga,Dhaqaalaha, la-dagaalanka Musuq Maasuqa iyo Sharciyo Muhiim ah oo kale.

Khudbadiisa furitaanka Shirka ayuu sidoo kale ka sheegay in dowladda Soomaaliya ay gaartay horumar dhinac walba ah loogana baahan yahay in Dowladaha daneeya Arrimaha Soomaaliya ay taageeraan.

 

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment