1128 Views

RW Kheyre oo ku baaqay ilaalinta xuduudaha & badda

RW Kheyre oo ku baaqay ilaalinta xuduudaha & badda
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | October13—2019 —Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya oo Khudbad ka jeedinayey munaasabad lagu xusayay Maalinta Calanka Soomaaliya oo xalay lagu qabtay muqdisho ayaa ku baaqay midnimo iyo ilaalinta madax banaanida Soomaaliya.

Waxaa uu sheegay in qof walba oo Soomaali ah muxaafid iyo mucaarad looga baahan yahay inay ka qeyb qaataan ilaalinta xaduudkeena Baddeena iyo madax banaaninadeeda,isla markaana taariikhda ay qori doonto.

” Qof walba oo naga mid ah, mucaarad iyo muxaafid oo fursad u hela inuu qarankiisa metalana, waxaa uu taariikhda ku geli doonaa sida uu u ilaaliyo, qarinimada, madaxbannaanida, Midnimadda iyo ilaalinta xuduudaha, badda, hawada iyo dhulka Soomaaliyeed.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

____________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment