1062 Views

Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay xiisadda Somaliland

Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay xiisadda Somaliland
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | December  04- 2019–Mudooyinkan dambe waxaa Somaliland ka jiray muran siyaasadeed oo u dhexeeyay Xukuumada iyo Asxaabta mucaaradka, iyada oo guddi is xilqaamay uu dhex dhexaadin ka dhex wado labada dhinac.

 

Dhinaca kale, baarlamaanka ayaa lacago ka jaray miisaaniyaddii xisbiyada.

Guddoomiyaha Xisbiga UCID ee Soomaaliland feysal Cali Waraabe ayaa sheegay in Xubnaha guddiga doorashooyinka ee leysku heysto ay yihiin kuwo Sharci darro ah oo aan soo marin nidaamka iyo Dastuurka Soomaaliland.

 

 

 

Sidoo kale waxaa uu ka horyimid muddo kordhinta loo sameeyey xubnaha labada Gole ee Soomaaliland iyo miisaaniyaddii laga jaray Xisbiyada Soomaaliland.

 

 

 

Xafiiska WArarka Qaranimo Online | Muqdisho
____________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment