1989 Views

Madaxweyne Farmaajo si heer sare ah lagu soo dhaweeyay Nairobi

Madaxweyne Farmaajo si heer sare ah lagu soo dhaweeyay Nairobi
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | May 30, 2018 –  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goordhaw gaaray magaalada Nairobi halkaas oo ay booqasho oo hal maalin ah uga bilaabatay.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka Jommo Kenyatta kusoo dhaweeyay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Kenya Monica Juma iyo Sii-hayaha Safaaradda Soomaaliya ee kenya Mudane Cali Maxamed Sheikh.

Madaxweynaha ayaa maanta gelinka dambe wada hadallo la yeelanaya Madaxweynaha Kenya Mudane Uhuru Kenyatta.

md-farmaajo-kenya-2 md-farmaajo-kenya-1

.

W/Q:-Bashiir Barre ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment