849 Views

Golaha Shacabka oo dood adag ka leh Sharciga doorashooyinka

Golaha Shacabka oo dood adag ka leh Sharciga doorashooyinka
____________________________________________________________________________

Mogadisho  –December 11 , 2019 | QOL |   –Waxaa Goorhow furmay kulankii 21_aad Kal-fadhiga Lixaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya.

 

Kulanka waxaa Shir Guddominaya Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman Iyo Guddomiye Ku Xigeenka Kowaad ee Golaha Mudane Cabduweli Sheekh Ibraahim Muudey

 

 

 

Ajendaha Kulanka ayaa ah sii Adidas Akhrinta 2aad ee Sharciga Doorashooyinka Qaranka Oo tobaadkaan ay weli sii Soctto Doodiisa.

 

Ka hor dooda Inta aysan bilaaban ayaa Guddoonka Golaha Shacabka waxay ka tacsiyadeen Dadkii Dhibaatada kasoo gaartay weerarkii ka Dhacay Hoteellka SYL ee Magaalada Muqdisho.

 

Dhanka kale Xildhibaanada Golaha Shacabka aaa ka hadlay fatahaado hor leh oo ka dilaacay Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

____________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment