1035 Views

Dhoobo Daareed oo beeniyay in loo Magacaabay Safiir

Dhoobo Daareed oo beeniyay in loo Magacaabay Safiir
____________________________________________________________________________

Mogadisho  –December 21, 2019 | QOL |   –Gudoomiyihii baarlamaanka Puntland ee dhawaan ay xilka Gudoomiyaha baarlamaanka iyo xubnimada Xildhibaano ay ka qaadeen baarlamaanka maamulka Puntland ayaa faahfaahin ka bixiyay dadaallo uu ku doonaayo in uu maamul cusub ku dhiso.

 

Waxaa uu sheegay in ay go’an tahay in maamul loo dhiso gobolada Sool iyo Sanaag hadii aan la sixin qalaad uu sheegay in uu ka jiro maamulka Puntland.

 

 

 

Gudoomiyaha ayaa xusay in xilka qaadistiisa aysan aheyn Sharci, islamarkaana dadka degaanka uu matalo ay usoo jeediyeen in uu ka shaqeeyo dhismaha maamul la wada leeyahay.

 

Gudoomiyaha ayaa beeniyey warar sheegayey in loo magacaabayo Safiirka Soomaaliya ee Ereteriya.

 

Wuxuu sheegey in aanu qabanayn shaqo ahayn sixitaanka Puntland ama ka tashigeeda haddii la waayo-sida uu hadalka u dhigey.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment