1056 Views

Dowladda oo Dhaqaatiir u dirtey deegaano uu Ayax ku degay

Dowladda oo Dhaqaatiir u dirtey deegaano uu Ayax ku degay
____________________________________________________________________________

Mogadisho  –December 25 2019 | —Wasaaradda Beeraha iyo waraabka ee xukuumadda Soomaaliya ayaa Maanta dhaqaatiir u dirtay degaannada gobolada dhexe ee Ayaxu ku dagay.

 

Wasiir ku xigeenka wasaaradda mudane Xaamud Cali Xasan ayaa ka warbixiyay deegaannada ay Dhaqaatiirta u direen iyo saameynta uu deegaannadaas Ayaxa ku reebay.

 

 

 

Ayaxa ayaa dhibaatooyin kala duwan maalmahaan ku haayey dadka Soomaaliyeed ee ku nool Gobolada qaar ee dalka Soomaaliya, iyada oo Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ay bilaabeen inay cunaan.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment