1236 Views

Wafdi ka socda dowladda oo gaarey degmada Balad Xaawo

Wafdi ka socda dowladda oo gaarey degmada Balad Xaawo
____________________________________________________________________________

Mogadisho  –December 25 2019 | —Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare DFS Mudane Feysal Cumar Guuleed Iyo Wasiir ku xugeynka Wasaaradda Maaliyada Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Shiiq Cali Qaloocow Iyo wafdi ay Hogaaminayaan ayaa safar dhulka ah ku tagay magaalada Balad Xaawo ee gobalka gado.

 

Wafdiga ayaa waxaan sidiiran u soo dhaweeyay maamulka dagmada Balad Xaawo iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada magaalada.

 

 

 

Wafdiga ayaa u kuur galaya xaaladda guud ee qeybo kamid ah Gobolka Gado ee dhanka Waxbarashadda.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment