903 Views

SAWIRO:-Maxkamadeynta Siyaasiyiin dhaliilay Madaxda Puntland oo socota

SAWIRO:-Maxkamadeynta Siyaasiyiin dhaliilay Madaxda Puntland oo socota
____________________________________________________________________________

Mogadisho  –January 05, 2020—Maxkamada Darajada 1aad ee Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari waxaa haatan ka socota Maxkamadeynta Siyaasiyiin iyo Odayaal dhaliiley xukuumadda Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni.

 

Dadka maxkamdeynta ku socoto ayaa waxaa kamdi ah Siyaasi Muuse Cali jaamac iyo odoyaal la xiran,waxaana lagu eedeeyey inay ku xadgudbeen sharciga iyo kala dambaynta Puntland ayna gacmaha kula jireen abaabul iyo kicin dadweyne.

 

 

 

1-dii Bishan Janaayo ayaa Siyaasiyiinta iyo Odayaasha la soo taagay Maxkamada Gobolka Bari ee Magaalada Boosaaso,waxaana halkaasi lagu dhageystay Gar-maqalka dacwadda loo haysto.

 

Wararka kusoo kordha kala socda www.Radiorisaala.com

 

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment