876 Views

SAWIRO:-Kulan u socdo Xildhibaannada Aqalka Sare

SAWIRO:-Kulan u socdo Xildhibaannada Aqalka Sare
____________________________________________________________________________

Mogadisho  –January 13, 2020—ItGolaha Aqalka Sare ee BFS ayaa Kulankii 29aad ee Kalfadhiga 6aad ku leh xarunta Aqalka Sare,iyada oo uu shir Guddoominayo Guddomiyaha Aqalka Sare Senatar Cabdi Xaaahi Cabdullahi,sidoo kale waxaa soo xaadiray Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Aqalka Sare Senatar Abshir Maxmed Axmad iyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2aad Senatar Moowlid Xuseen Guhaad.

 

Ajendaha Kay xildhibaannada Aqalka sare ka shirayaan ayaa waxaa uu yahay Akhrinta 3aad ee Hindise-sharciyeedka Wax-ka beddelka Xeerka Warbaahinta.

 

 

 

Guddomiyaha Guddiga Horumarinta, Adeega Bulshada, Arrimaha Aadanimada, Warfaafinta iyo Dhaqanka ee Golaha Aqalka Sare Senatar Axmad Macalin Cumar ayaa ka hor akhriyay Golaha Aqalka Sare warbixinta Hindise-sharciyeedkaan.

 

Waxaa haatan laguda galay dooda ku a’adan Akhrinta 3aad ee Hindise-sharciyeedka Wax-ka beddelka Xeerka Warbaahinta.

 

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment