783 Views

Madaxweynaha Joe Biden oo saxiixay sharci ka dhigaya maalin fasax ah Juneteenth

Madaxweynaha Joe Biden oo  saxiixay sharci ka dhigaya maalin fasax ah Juneteenth
____________________________________________________________________________

June 19 2021

Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden ayaa saxiixay sharci ka dhigaya maalin fasax ah 18-ka June, Juneteenth, si loogu maamuuso maalinkii la soo afjarey Addoonsiga dadka madow ee Mareykanka.

Wareegtadan madaxweyne Biden ayaa markii uu saxiixayey waxaa goob joog u ahaa qaar ka mid ah xubnaha Labada Aqal.

Sidoo kale  waxay tani ay tahay taariikh qormaysa oo wax ku ool u ah in lagu xasuusto taariikhda dadka madowga ah ee u soo halgamay in xor ay noqdaan dadka African-America ah sida dadyowga kale ee caddaanka ah.

Office Nairobi Kenya

\

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post