1110 Views

SAWIRO:-Wasiir Beyle oo la kulmey Wafdi ka socda Hay’ada WFP

SAWIRO:-Wasiir Beyle oo la kulmey Wafdi ka socda Hay’ada WFP
____________________________________________________________________________

Mogadisho  –January 223-2020—Magaalada muqdisho waxaa Manta kulan ku yeeshay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Soomaaliya Cabdieaxmaan Ducaale Beyle io Wfdi ka socda Hay’adda Cunada Adduunka oo maalmahaan ku sugan Magaalada Muqdisho.

 

Kulanka oo ka dhacay Xarunta Waaaradda Maaliyadda ayaa waxaa Wafdiga hay’adda WFP hoggaaminaya u qeybsanaha Hey’adda Cunada Aduunka ee Soomaaliya (WFP) Mr Cesar Arroyo,waana kulanka looga hadlay dardar gelinta h howlaha gargaarka ah ee WFP ay ka wado Soomaaliya.

 

 

 

“Waxaan maanta Xarunta W.Maaliyadda ku kulanay u qeybsanaha Hey’adda Cunada Aduunka ee Soomaaliya (WFP) Mr Cesar Arroyo iyo Wasiirka W.Gargaar ka XFS Xamza Saciid Xamza,Waxaan ka wada hadalnay sidii loo dar-dar galin lahaa howlaha gargaarka ah ee WFP ay ka wado Soomaaliya ayuu yiri”Wasiir Beyle.

 

Hay’adda Cunada Adduunka ee WFP iyo dowladda Soomaaliya ayaa shalay waxaa ay kala saxiixdeen heshiis ku kacaya 1.03 bilyan oo doolar oo gargaar Bani’aadanimo lagu gaarsiinayo Shacabka Soomaaliyeed.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment