1020 Views

Wafdi ka socda Dowladda oo gaarey Degmada Cabudwaaq

Wafdi ka socda Dowladda oo gaarey Degmada Cabudwaaq
____________________________________________________________________________

Mogadisho  –January 28-2020—Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Salaad (Omaar), oo uu wehlinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda iyo Agaasimaha Hay’adda Duulista Rayidka ah ayaa lagu soo dhaweeyay Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.

 

Soo dhaweyn kadib Wafdiga ayaa waxaa ay xariga ka jareen Wajiga labaad ee dhismaha Garoonka Diyaaradaha Caabudwaaq oo Dayactir iyo ballaarin lagu Sameynayo.

 

 

 

Sidoo kale Wasiirk ayaa la filayaa in uu kulamo kala duwan waxaa uu la qaadanayaa Maamulka degmada iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment