1065 Views

Ardayda Wahun oo sheegay in Dowladda Somalia dayacdey

Ardayda Wahun oo sheegay in Dowladda Somalia dayacdey
____________________________________________________________________________

Mogadisho  –-2020—Ardayda Somaaliyeed ee wax ka barata Magaalada Wahun ee dalka Shiinaha ayaa waxaa ay muujiyeen walaac xoogan,kadib markii Magaalada ay nu nool yihiin uu dad badan ku diley Cudurka Coronavirus.

 

Ardaydaan oo qaarkood la hadlay Qaranimo online  ayaa waxaa ay sheegeen in ay ku jiraan xaalad go’doon ah,isla markaana wadamada qaarkood ay muwaadiniintooda la baxeen.

 

 

 

Waxaa ay sheegeen inay dowladda Soomaaliya dayacdey oo ay ka wayeen gurmad maadaama dalka shiinaha gaar haan Magaalada Wahun uu cudurka halista ah ee Coronavirus uu ka dilaacey.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment