900 Views

Somaliland oo faahfaahisay kiisaskii ugu dambeeyay ee Cudurka Covid-19

Somaliland oo faahfaahisay kiisaskii ugu dambeeyay ee Cudurka Covid-19
____________________________________________________________________________

B
Mogadisho | QOL |  June 16 2020–
aaritaankii  24kii saacadood ee u danbeeyey la sameeyey 15 ayaa laga helay xanuunka, dhamaantood waa somalilanders. Bukaanadan 10 qof waa rag, 5 qofna waa dumar siddda ay shaacisay Wasaaradda Caafimaadka Somaliland.

Da’da Bukaanadan cusub waxa ay u dhaxaysaa:

(10jir ilaa 19jir = 1 qof)

(20jir ilaa 29jir = 7 qof)

(30jir ilaa 39jir = 3 qof)

(50jir ilaa 59jir = 2 qof)

(60jir ilaa 69jir = 1 qof)

(70jir ilaa 79jir = 1 qof)

Bukaanadan waxa ay kala degan yihiin: Hargeysa 8 qof , Burco 6 qof iyo Gabiley oo ah 1 qof.

Waxaa xanuunka ka bogsaday 7 qof taasi oo ka dhigaysa tirada guud ee bogsatay Boqol iyo Sadex iyo Toban (113)


Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post