858 Views

Gudoomiyaha Guddiga doorashooyinka oo gaartay xarunta Golaha Shacabka

Gudoomiyaha Guddiga doorashooyinka oo gaartay xarunta Golaha Shacabka
____________________________________________________________________________

Mogadisho | QOL | August-15-2020–Gudoomiyaha guddiga doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibraahim Xaliimo Yarey ayaa gaartay xarunta Golaha Shacabka ee Muqdisho.

Xaliimo Yarey ayaa qeyb ka ah xubnaha uu hoggaaminaayo Madaxweyne Farmaajo ee maanta Khudbada ka horjeedin doona Xildhibaanada Golaha Shacabka.

Kulanka ayaa wali furmin, waxaana buuxsamay kooramkii loo baahnaa xilli wali uusan hoolka soo galin Madaxweyne Farmaajo.

Wixii kusoo kordha kala soco Risaala.net

Xafiiska Wararka Qaranimo Online |  ______________________________________________________________.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post