231 Views

Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu horkacayo oo lagu wadaa inay gaaraan degmada Cadalle ee gobolka Shabeellaha Dhexe

Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu horkacayo oo  lagu wadaa inay gaaraan degmada Cadalle ee gobolka Shabeellaha Dhexe
____________________________________________________________________________

,

Talaado: NOVEMBER 22, 2022

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa lagu wadaa inay gaaraan degmada Cadalle ee gobolka Shabeellaha Dhexe, xili uu dhawaan gaaray furimaha dagaalka.

Wafdi horudhac u ah madaxweynaha ayaa lagu soo waramayaa inay sii gaareen degmada Cadalle, ayada oo halkaasi ay gaareen masuuliyiin ka tirsan maamulka HirShabelle.

Sida qorshuhu yahay madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Cadalle kula kulmi doona saraakiisha ciidamada iyo kuwa deegaanka ee hogaaminaya howl-galada ka socda Shabeellaha Dhaxe.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa lagu wadaa inay gaaraan degmada Cadalle ee gobolka Shabeellaha Dhexe, xili uu dhawaan gaaray furimaha dagaalka.

Sidoo kale Wafdi horudhac u ah madaxweynaha ayaa lagu soo waramayaa inay sii gaareen degmada Cadalle, ayada oo halkaasi ay gaareen masuuliyiin ka tirsan maamulka HirShabelle.

Office  Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post