882 Views

Gudoonka Baarlamaanada Koonfur Galbeed iyo Galmudug oo kulan yeeshay

Gudoonka Baarlamaanada Koonfur Galbeed iyo Galmudug oo kulan yeeshay
____________________________________________________________________________

Mogadisho | QOL |  June 22, 2020–Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Gobaleedka Koonfur galbeed Soomaliya Amb.Dr.Ali Said Fiqi iyo Dhigiisa Galmudug Dr.Maxamed Nuur Gacal ayaa maanta Muqdisho ku yeeshay kulan.

labadda dhinac oo dhawaan la doortay ayaa ka wada hadlay wada shaqeynta labadda dhinac.

Gudoomiyaha baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in wada shaqeyn buuxda ay yeelan doonaan labadda baarlamaan.

Waxaa uu sidoo kale sheegay in ay ka wada shaqeyn doonaan ka shaqeynta Shuruucda dalka.

Dhankiisa Gudoomiyaha baarlamaanka Galmudug ayaa xusay in kulankaan uusan noqon doonin Midkii ugu dambeeyay, islamarkaana ay yeelan doonaan kulamo kale.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
__________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post