822 Views

Madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland oo kulan u socdo

Madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland oo kulan u socdo
____________________________________________________________________________

Mogadisho | QOL |  June 26. 2020–Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullahi Deni, ayaa qasriga Madaxtooyada Madqxtooyada Puntland ee Gaalkacyo ku qaabilay Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wafdi uu hoggaaminayo.

Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlaya Amniga Magaalada Gaalkacyo ee la dagaalanka Al-Shabaab iyo iskaashi la xiriira ka hortegida Colaad Beeleedyo ka dhaca degaano ka tirsan Gobolka Mudug.

Amniga Magaalada Gaalkacyo ayaa aad loo adkeeyay, iyada oo mas’uuliyiinta Maamulada Galmudug iyo Puntland ay la kulmi doonaan qeybaha kala duwan ee Bulshada Magaalada Gaalkacyo.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
__________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post